Shacabka Maamulka Koofur Galbeed oo soo dhaweeyey Musharaxa Barlaamanka Jawaare

Wax garadka iyo odoyaal ka soo jeeda degaanada koonfur galbeed ayaa taageeray musharax Maxamed Sh Cismaan Jawaari oo ah Musharaxa Gudoonka Barlamanka Somaliya waxayna sheegeen inuu yahay Musharaxa ugu haboon qabashada Gudoominka Barlamaaka.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.