Daawo:Haweenka Degmada Caabudwaaq oo soo dhaweyn usameeyey Gudoomiye kuxigeenka Haweenka Soomaliya

Munaasabad ay soo qaban qaabiyeen haweenka degmada caabudwaaq oo ay kusoo dhaweynayeen gudoomiye kuxigeenka cusub ee haweenka Soomaliya Marwo Madiino goon yare qaar kamida haweenka ayaa sheegein inay taageersan yihiin soona dhaweynayaan shaqada cusub ee loo magacaabey.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.