Daawo:Kismaayo Taliye Boolis oo shaqadiisi kuwaayey dhacdooyinka iyo tacadiyada ka dhacey magaalada kismaayo

kismayo

gudiyo isugu jira booliska heer federaal ee soomaaliya iyo heer maamul goboleed ee jubaland oo dhawaan loo xilsaarey baaritaanka qudbad aad u xasaasi ahayd oo uu 20kii bishii 12 ee sanadkii tagey ee 2016ka uu taliyaha ciidanka booliska degmada kismaayo korneyl xasan kheyre uu ka jeediyey xuska munaasabadda 73 guuradii kasoo wareegtey aas aaskii ciidanka booliska soomaaliyeed
taas oo uu kaga warbixinaayey dhacdooyinka iyo tacadiyada ka dhacey magaalada kismaayo sanadkii 2016ka taas oo markii dambe la sheegey in ay ahayd qudbad aan xaqiiqda ku saleysneyn
sababteyna in gudiyo baaritaan loo saaro xal u helidda arintaan gilgishey maamul goboleedka jubaland una badneyd ka hadalka arimaha tacadiyada dhinaca xuquuqul insaanka

HOOS KA DAAWO WAXYAABAHA KASOO BAXAY BAARITAANADAAS .

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.