Faah-faahin Ku Saabsan Qaraxyada Ka Dhacay Magaalada Muqdisho “Masawiro”

qarax

Qaraxyada oo labo ahaa oo islamarkaana ismiidaamin ahaa ayaa si weyn loogu maqlay gudaha magaalada Muqdisho, Qaraxa koowaad ayaa la sheegay in loo adeegsaday gaari yar oo lagu qarxiyay albaabka hore ee halka loo yaqaano Madiino Gate oo ku dhow xarunta xalane ee fariin u ah Ciidamada midowga Afrika ee Amisom, Sidoo kale waxaa jiray qarax laga soo buuxiyay gaari xamuu ahaa oo ka dhacay meel ku dhow xarunta Xalane.

waxaa jiro qasaaro dhimasho iyo dhaawac soo gaaray shacab iyo Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaliya waxaa kaloo jira qasaaro hantiyeed oo gaaray garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho.
qaraxg

qaraxgar

qaraga

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.