Muqdisho Qaraxyo goor dhaw ka dhacay iridka Xerada Xalane

Qaraxyo Xoogan ayaa goordhaw ka dhacay agaagarka Xeradda Xalane oo fariisin u ah Ciidamada Midowga Afrika ee Amisom waxana jira qasaaro ka dhashay Qaraxyadaasi, Qaraxa ayaa wararku waxay sheegayaan inuu ahaa Gaari walxaha qarxa lagu soo xiray, oo lala eegtay Irida Madiino Gate, oo laga galo xarunta AMISOM ee Xalane rasaas xoogan ayaa la maqlay Qaraxa kadib, waxaana wali la ogeyn khasaaraha weerarka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.