Ra’iisul Wasaare Cumar Iyo Xildhibaanno Aqalka Sare Ah Oo Kormeeray Dhismaha Cusub Ee Aqalka Sare

Ra’iisulSharmaarke oo weheliyaan xubno ka tirsan Aqalka sare ayaa kormeer ku tagey xafiisyo cusub oo loo diyaariyey in ay ku shaqeeyaan Xubnaha Aqalka Sare ee Soomaaliya. Waxana ay kormeer ku tageen qaybaha kala duwan ee ka kooban yahay dhismaha oo isgu jira Xafiisyo iyo Hoolka Shirarka.
Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashid ayaa uga mahadceliyey dawlada Turkiga sida wanaagsan ee mar waliba ay u garab taagan tahay Dawladda iyo Shacabka Soomaaliyeed.
aqaalkasaa

aqalka-sare

aqalsqrr

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.