Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: January 2017

No Image

Daawo: Gudoomiyihii Hore Ee Baarlamaanka Somaliya Oo Markale Iasasoo Sharaxay

4th January 2017 admin 0

Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Prof Maxamed Sheekh Cismaan Jawaaro oo ka mid ah Xildhibaanada Cusub ayaa Maanta ku dhawaaqay inuu yahay Musharax u […]

rashin

Fiirso: Sarakac qiimaha maciishada oo laga dareemayo degmada Garbahaarey

4th January 2017 admin 0
dolow

Fiirso:Doolow Shir looga hadlaayey adkeenta nabad galyada gobolka Gedo ayaa lagu soo gabagabeeyey Doolow

4th January 2017 admin 0

Shirkaan oo labo maalmood ugu soconaayey maamulada degmooyinka gobolka Gedo iyo saraakiisha amaanka gobolka Gedo ayaa lasoo gababeeyey shirkaan waxaa looga hadlaayey kor uqaadista amaanka, […]

Daawo Sawirada: Beesha Reer Amiir Nuur oo Qaadacday Maamulka Cusub ee G/harey Lo Magacabay Baaqna u dirtay Madaxda jubland iyo Dowlada Faderaalka .

4th January 2017 Mohamed Abdi 0

Kulan Ay Magaalada Muqdisho Ku yesheen Beesha Reer Amiir nuur oo ka mid ah Belaha Marexaan ee Dego Gobalada Jubland ayaa waxa ay kaga hadleen […]

madoobe

Daawo:Waa qudbadii ka careysiisey madaxda maamulka jubaland ee uu jeediyey taliyihii booliska degmada kismaayo

4th January 2017 admin 0

Waa qudbadii Taliyaha ciidanka booliska degmada kismaayo korneyl xasan kheyre uu ka jeediyey xuska munaasabadda 73 guuradii kasoo wareegtey aas aaskii ciidanka booliska soomaaliyeed taas […]

max

Fiirsi: Xaflad lagu taageeraayo maamulka Cusub Heer Gobol iyo kan Degmo oo ka dhacday Garbahaareey

4th January 2017 admin 0

Munaasabad si wayn loo soo agaasimey oo lagusoo dhaweynayey maamulka cusub heer Gobol iyo mid degmo ee gobolka Gedo ayaa lagu qabtey degmada Garbaaherey, Xafladaan […]

Daawo: Kulan lagu taageeraayo Xildhibaan Cabdi Shakuur Cali Mire oo lagu qabtay Magaalada London ee Dalka UK.

4th January 2017 admin 0

Munaasabad Balaaran oo lgu taageerayay Mid kamid ah Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu qabtay Magaalada London, Munaasabadda oo lagu taageerayay Xildhibaan Cabdishakuur Cali […]

No Image

Daawo: Kulan lagu taageerayay in Prof Jawaari uu isku soo taago gudoomiyaha baarlamaanka ayaa lagu qabtay muqdisho

4th January 2017 admin 0
No Image

Xildhibaan Khadiija Maxamed Diiriye u taagan qabashada xilka Gudoonka Baarlamaaka

4th January 2017 admin 0

Daawo:Xubno ka tirsan Baarlamanka Soomaaliya oo Kismaayo u yimid arimo laxariira doorashada

4th January 2017 admin 0

Xubno gudi ah oo ka tirsan mudanayaasha baarlamaanka soomaaliya gaar ahaan qeybtii jubaland lagu doortey oo ay horkacayaan C/laahi sheikh ismaaciil fartaag iyo C/raxmaan kulmiye […]

gaas

Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Bosaso

4th January 2017 admin 0

Daawo: Muqdisho=Xasan shiiq Oo Shaaciyay Mashuraxnimadiisa

3rd January 2017 admin 0

Xasan Sheekh Maxamuud oo Xalay hadal ka jeediyay Munaasabad lagu taageerayay Musharaxnimadiisa ah inuu Mar kale qabto Hogaanka Dalka ugu sareeya ayaa sheegay inuu wax […]

dolow

Daawo: Hay’ada Socdaalka Iyo Jinsiyadaha Somaliya Oo Xafiis Ka Furatay Gobolka Gedo

3rd January 2017 admin 0
bar

Diiwaangalinta Musharaxiinta Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya oo bilaabatay

3rd January 2017 admin 0

Diiwaangalinta Musharaxiinta Guddoonka Barlamaanka JFS ayaa maanta si rasmi ah uga bilaabatay Xaruunta Golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho, Guddigaan loo xil saaray qaban qaabada doorashada […]

kismayo

Daawo:Kismaayo Taliye Boolis oo shaqadiisi kuwaayey dhacdooyinka iyo tacadiyada ka dhacey magaalada kismaayo

3rd January 2017 admin 0

gudiyo isugu jira booliska heer federaal ee soomaaliya iyo heer maamul goboleed ee jubaland oo dhawaan loo xilsaarey baaritaanka qudbad aad u xasaasi ahayd oo […]

Posts pagination

« 1 … 19 20 21 22 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes