Daawo:Waa qudbadii ka careysiisey madaxda maamulka jubaland ee uu jeediyey taliyihii booliska degmada kismaayo

madoobe

Waa qudbadii Taliyaha ciidanka booliska degmada kismaayo korneyl xasan kheyre uu ka jeediyey xuska munaasabadda 73 guuradii kasoo wareegtey aas aaskii ciidanka booliska soomaaliyeed taas oo uu kaga warbixinaayey dhacdooyinka iyo tacadiyada ka dhacey magaalada kismaayo sanadkii 2016ka oo ahaa sidaan soo socota.

Dil 99, dhac 193, Qarax 87, Kufsi 111, Tuugo 188, Dhaawac 341, Afduub 103, Shil baabur 131, iskuday dil 86, Dagaal sikataba ha udhacee 297 oo oobiga lagaliyey

Qudbadaan ayaa ka xaanajisey madaxda Jubbaland kadibna waxaa laga qaaday xilkii uu hayey arintaan uu taliyuhu soo bandhigey waxaa uga dan laha inuu muujiyo dhibjira si bari looga gaashaanto oo arihaana mar dambe u dhacin.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.