Fiirsi: Xaflad lagu taageeraayo maamulka Cusub Heer Gobol iyo kan Degmo oo ka dhacday Garbahaareey

max

Munaasabad si wayn loo soo agaasimey oo lagusoo dhaweynayey maamulka cusub heer Gobol iyo mid degmo ee gobolka Gedo ayaa lagu qabtey degmada Garbaaherey, Xafladaan waxaa kasoo qayb galay qaybaha kala duwan ee bulshada iyo masuuliyiin kasocotay gobolka Gedo,

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.