Daawo: Kulan lagu taageeraayo Xildhibaan Cabdi Shakuur Cali Mire oo lagu qabtay Magaalada London ee Dalka UK.

Munaasabad Balaaran oo lgu taageerayay Mid kamid ah Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu qabtay Magaalada London, Munaasabadda oo lagu taageerayay Xildhibaan Cabdishakuur Cali Mire oo kamid ah Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa lagu taageerayay Munaasabadani waxaana Goobjoog.ka.ahaa Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan wadanka Ingiriiska.

Xubno isugu jira Aqoonyahanno Siyaasiyiin waxgarad Dhalinyaro iyo haween ayaa Madal joog ka ahaa kulankani oo ahaa mid taageero Balaaran loogu muujiyay Xildhibaan Cabdishakuur Cali Mire Intii ay Munaasabadda Socotay ayaa qadka Telefoonka waxaa kaga soo qeybgalay Xildhibaanka lataageerayay, isagoo uga mahadceliyay Jaaliyadda reer UK isxilqaankooda iyo Taageerada ay u hayaan.

Dhinaca kale ka qeybgalayaasha kulanka ayaa Mudanaha Cusub kula dardaarmay in uu muujiyo Waxqabad kanu soo dadaalo waajibaadka saaran Gabagabadii kulankane waxaa Xildhibaanka alle looga baryay in uu u fududeeyo Waajibaadkiisa shaqo kuna garabgalo samata bixinta dalka iyo dadka.

received_1369351169773465received_1369349019773680received_1369349603106955received_1369349083107007

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.