Daawo: Gudoomiyihii Hore Ee Baarlamaanka Somaliya Oo Markale Iasasoo Sharaxay

Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Prof Maxamed Sheekh Cismaan Jawaaro oo ka mid ah Xildhibaanada Cusub ayaa Maanta ku dhawaaqay inuu yahay Musharax u taagan Qabashada Xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka, Jawaari ayaa sheegay inuu yahay Shaqsi wax badan ka Fahansan Shaqada Golaha Shacabka Soomaaliyeed islamarkaana haddii uu guuleysto uu Hormar gaarsiin doono Baarlamaanka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.