Daawo: Kulan warbixin looga dhageysanayay gudigii loo xilsaaray doorashada Gudoonka Baarlamaanka Soomaaliya

bar

Guddiga qaban qabadda Dorashadda guddoonka gollaha shacabka oo shalay Ku dhawaaqay xiliga la qabanadda doorashadda Gudoonka golaha shacabka ayaa maanta u barlamaanka u gudbiyey warbaxiin la xariirta howlaha u qabsoomay iyo Jadwalk doorashadda guddoonka golaha shacabka .

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.