Daawo: Madaxwaynaha Hiirshabeele Iyo Wafdi Lasocday Oo Taageero ka raba Bulshada Baladwayne

Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa Maanta tagay Magaalada Baledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan, Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa Kulan la leh Qeybaha kala duwan ee Bulshada ku nool Gobolka Hiiraan isagoo ka codsanaya inay tageeran Maamulka Hirshabeele Baledweyne waxaa ku sugan Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo si weyn uga soo horjeeda Maamulka Hirshabeelle lamana oga in Ugaaska uu ka aqbali doono taageerada uu goobaayo Madaxweynaha.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.