Daawo:Xubno ka tirsan Baarlamanka Soomaaliya oo Kismaayo u yimid arimo laxariira doorashada

Xubno gudi ah oo ka tirsan mudanayaasha baarlamaanka soomaaliya gaar ahaan qeybtii jubaland lagu doortey oo ay horkacayaan C/laahi sheikh ismaaciil fartaag iyo C/raxmaan kulmiye xirsi ayaa maanta soo gaarey magaalada kismaayo.

waxaana ay sheegeen in ay kismaayo u yimaadeen in ay maamulka jubaland kawada hadlaan arimaha doorashooyinka soomaaliya abaaraha ka jiro deegaanada jubaland iyo dagaaladii dhawaan ka dhacey dhinaca galbeed ee magaalada kismaayo waxaana ay sheegeen in ay booqan donaan deegaanada ay dagaaladaas saameynta ku yeesheen

HOOS KA DAAWO Warbixintii wariye Maxamed Khaasim “waxar”

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.