Fiirso:Doolow Shir looga hadlaayey adkeenta nabad galyada gobolka Gedo ayaa lagu soo gabagabeeyey Doolow

dolow

Shirkaan oo labo maalmood ugu soconaayey maamulada degmooyinka gobolka Gedo iyo saraakiisha amaanka gobolka Gedo ayaa lasoo gababeeyey shirkaan waxaa looga hadlaayey kor uqaadista amaanka, tayeenta ciidmada isku xirka degmooyinka iyo sidii loola dagaalami lahaa kooxaha Nabadiidka ah waxuuna kusoo dhamaadey guul.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.