Daawo: Muqdisho=Xasan shiiq Oo Shaaciyay Mashuraxnimadiisa

Xasan Sheekh Maxamuud oo Xalay hadal ka jeediyay Munaasabad lagu taageerayay Musharaxnimadiisa ah inuu Mar kale qabto Hogaanka Dalka ugu sareeya ayaa sheegay inuu wax ka qaban doono Qodobadaan hadii uu ku guuleysto Xilka mar kale waxuuna qabanayaa arimahan soo socda hadii ladoorto.

Inuu sameyn doono Hay’addo Amni oo dhameystiran oo Waajibaadkooda Qarannimo si Daacad ah u guta, inuu dhameystiri doono Nidaamka Federaalka oo uu gaarsiin doono Heerka ay rabaan Bulshada Soomaaliyeed, Inuu dhisi doono Nidaam Siyaasadeed oo Qaran

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.