Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: December 2016

ciyaar

Daawo:Ciyaar kubadda cagta oo dhex martey Baladxaawo iyo Garbahaarey oo lagu qabtey Baladxaawo

24th December 2016 admin 0

Ciyaar saaxiibtimo ayaa waxay kudhex maratey degamada Balasxaawo labada Naadi ee ka kala socday Degmada Baladxaawo iyo Garbahareey ee Gobolka Gedo, waxaa kulankaan usoo daawasho […]

luuq

Daawo:Maamulka Degmada Luuq oo soo dhameystiray mashruuc dayactir wado Lagusameynayey

24th December 2016 admin 0

Maamulka Degmada Luuq ee Gobolka Gedo ayaa waxay dayactir kabilaabeen wadada isku xirta Garoonka diyaaradaha iyo Suuqa ayaakoo uga digan shacabka inay dhistaan wadooyinka taas […]

culimo

Fiirso:Culimada soomaaliyeed oo ka soo horjeestay dabaal dega ciida kirishtaanka

24th December 2016 admin 0

Culimada Soomaaliyeed ayaa waxa ay bayaan ka soo saartay in loo dabaal dego maalmaha Ciida Kirismiska, Xubnaha Hay’adda Culimada Soomaaliyeed oo maanta kulan ku yeeshay […]

galyr

Wafdigii Khaatumo uga qayb galay wadahadalada Somaliland oo Buuhoodle ku soo noqday

24th December 2016 admin 0

Waxaa magaalada Buuhoodle soo gaaray Wafdi sare oo uu hogaaminayay Gudoomiyaha Barlamanka Maamulka Khaatumo Maxamuud Shiikh Cumar kuwaas oo magaalada Addis ababa uga qayb galay […]

dorasho

Daawo:Bulshada Kasoo Jeeda Somaliland Oo Cabasho Ka Muujisay Doorashada Somaliya

24th December 2016 admin 0
shabab

Baydhabo Alshabab Oo Weerartay Gaari Ay Saarnaayeen Dad Shacab Ah Iyo Askar

24th December 2016 admin 0

Gaarigan ayaa waxaa lagu rasaaseeyay inta u dhaxeysa Degaanka Deynuunay iyo Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, sida ay sheegeen saraakiisha Maamulka Koonfur Galbeed,Inta la xaqiijiyay […]

Madaxwayne Kuxigeenkii Puntland iyo Siyaasiinta ka soo jeeda Somaliland oo War Saxaafadeed ka soo saaray Aqalka Sare

23rd December 2016 admin 0

Warsaxaafadeed ay soo saareen Madaxwayne Kuxigeenka Puntland Mudane C/xakiim Xaaji Cumar Camey iyo Siyaasiinta ka soo jeeda Somaliland ayey ku sheegay in Saamiga Aqalka sare […]

Muqdisho: Madaxweynaha Punland Oo la dar daaramay Xildhibaanada cusub ee DFS

23rd December 2016 admin 0

Madaxweyne Gaas oo uu ku wehelinaayey Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, masuuliyiin ka mida goloyaasha Dawladda Puntland, saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Dawladda Puntland […]

dagaal

Dagaal U Dhaxeeya Galmudug Iyo Puntland oo kadhacay gaalkacyo

23rd December 2016 admin 0

Dagaalka oo u dhaxeeyay ciidamo kala taabacsan Galmudug iyo Puntland ayaa ka dhacay xaafadda Garsoor ee magaalada Gaalkacyo, Dagaalka ayaa waxaa ku dhintay Labo Qof […]

Qarax ka dhacay Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo

23rd December 2016 admin 0

Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Xalay Qaraxyo lagu weeraray Fariisimo Ciidamada Dowladda Soomaliya iyo kuwa AMISOM ay ku leeyihiin Magaalada Baardheere. Madaxda […]

diyarada

Mugdisho=Shirkadaha Daallo Iyo Jubba airline Oo Kala Baxay

23rd December 2016 admin 0

Shirkadaha Duulimaadyada Daalo iyo Jubba oo wada shaqeyn kadhaxeysey ayaa shadaaftoodii kala gurtay shir ay kasoo qayb galeen shirkadaha gada tikirka diyaaradaha oo kadhacay muqdisho […]

Daawo: Muqdisho Wax Garad Dhaliilay Guddida Doorashooyinka Somaliya

23rd December 2016 admin 0
No Image

Caabudwaaq: Dayactir iyo dib udhis lagu sameynayo wadooyinka

23rd December 2016 admin 0

Magaalada Caabudwaaq Ayaa Waxaa ka socanaya howlo isugu jira dib u dhis iyo dayactir lagu sameynayo qaar ka mid ah wadooyinka Degmada Caabudwaaq, dayactirkaan lagu […]

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee somaliya oo Tiro dhalinyaro ah Xukuntay

23rd December 2016 admin 0

Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Xabsi Daa’in ku xukuntahay rag lagu eedeeyay in ay ka tirsan yihiin Xarakada Al Shabaab kuwaasoo tiradooda ay […]

Qarax khasaaro geystay oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

23rd December 2016 admin 0

Ugu yaraan 3 Ruux oo labo ka mid ah lagu sheegay Askari ayaa ku dhintay, 4 kale oo ka tirsan Ciidamada amaanka ee Dowladdana dhaawac […]

Posts pagination

« 1 … 5 6 7 … 22 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes