Qarax khasaaro geystay oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

Ugu yaraan 3 Ruux oo labo ka mid ah lagu sheegay Askari ayaa ku dhintay, 4 kale oo ka tirsan Ciidamada amaanka ee Dowladdana dhaawac ayaa ka soo gaaray Qaraxaasi oo lagu aasay banaanka Garaash ku yaalla nawaaxiga Isgooyska Black-Sea.
Qaraxan oo ahaa Miino ayaa ka dhacay Iridka hore ee Garaashkii dhawaan ay la wareegeen Ciidanka Nabad Sugidda Soomaaliya oo ku yaallay Xaafadda Black Sea ee Degmada Hodan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.