Madaxwayne Kuxigeenkii Puntland iyo Siyaasiinta ka soo jeeda Somaliland oo War Saxaafadeed ka soo saaray Aqalka Sare

Warsaxaafadeed ay soo saareen Madaxwayne Kuxigeenka Puntland Mudane C/xakiim Xaaji Cumar Camey iyo Siyaasiinta ka soo jeeda Somaliland ayey ku sheegay in Saamiga Aqalka sare ay Xaq u leeyihiin Saddex Meelood Meel, wax ka yarna aysan ku Qanci doonin.

Warsaxaafadeedka ayaa lagu sheegay in Dadka ka soojeeda Goboalda Waqooyi ee Soomaaliya ay Aqalka Sare Saami ahaan uu ku soo aadayo 33% saami ahaana ay intaa xaq u leeyihiin Tiro kasta oo laga dhigo Aqalka sare wax kayarna aysan ku Qanci doonin.
somalildsomaliland

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.