Baydhabo Alshabab Oo Weerartay Gaari Ay Saarnaayeen Dad Shacab Ah Iyo Askar

shabab

Gaarigan ayaa waxaa lagu rasaaseeyay inta u dhaxeysa Degaanka Deynuunay iyo Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, sida ay sheegeen saraakiisha Maamulka Koonfur Galbeed,Inta la xaqiijiyay 5 Qof ayaa ku dhimatay oo 3 ka mid ah ay yihiin Ciidanka Koonfur Galbeed, halka sidoo kalena ay ku dhaawacmeen 7 Qof oo shacab ah, dhaawacyada in la gaarsiiyay Isbitaalada Magaalada Baydhabo, si halkaasi loogu dabiibo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.