Fiirso:Culimada soomaaliyeed oo ka soo horjeestay dabaal dega ciida kirishtaanka

culimo

Culimada Soomaaliyeed ayaa waxa ay bayaan ka soo saartay in loo dabaal dego maalmaha Ciida Kirismiska, Xubnaha Hay’adda Culimada Soomaaliyeed oo maanta kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay soo saareen bayaan ka koobnaa dhowr iyo 10 Qodob, kaas oo ku aadan u dabaal degida Ciida Kirismiska iyo waliba in la xuso sanadka cusub.
Hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa dadka ku nool Magaalada Muqdisho iyo Gobolada Dalka ugu baaqday in ay ka fogaadaan in ay u dabaal degaan Ciida Kirismiska, maadaama aan nahay dad Islaam ah.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.