Wafdigii Khaatumo uga qayb galay wadahadalada Somaliland oo Buuhoodle ku soo noqday

galyr

Waxaa magaalada Buuhoodle soo gaaray Wafdi sare oo uu hogaaminayay Gudoomiyaha Barlamanka Maamulka Khaatumo Maxamuud Shiikh Cumar kuwaas oo magaalada Addis ababa uga qayb galay wadahadalo lagu wada hadalsiinayo Mamaulada Khaatumo State iyo Somalilan Madaxweyne Galaydh ayaa sheegay inuu bogaadinayo ergooyinka Khaatumo shirkaasi uga qaybgalay oo uu sheegay inay hawl adag soo qabteen.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.