Daawo:Maamulka Degmada Luuq oo soo dhameystiray mashruuc dayactir wado Lagusameynayey

luuq

Maamulka Degmada Luuq ee Gobolka Gedo ayaa waxay dayactir kabilaabeen wadada isku xirta Garoonka diyaaradaha iyo Suuqa ayaakoo uga digan shacabka inay dhistaan wadooyinka taas oo carqalad kunoqonaysa maritaanka Wadooyinka.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.