Daawo:Ciyaar kubadda cagta oo dhex martey Baladxaawo iyo Garbahaarey oo lagu qabtey Baladxaawo

ciyaar

Ciyaar saaxiibtimo ayaa waxay kudhex maratey degamada Balasxaawo labada Naadi ee ka kala socday Degmada Baladxaawo iyo Garbahareey ee Gobolka Gedo, waxaa kulankaan usoo daawasho tagay bulshada degmada balaxaawo iyo taageerayaahsa labadaaan kooxood ciyaartiina waxay kusoo dhamaatey barbar dhac.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.