Qarax ka dhacay Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo

Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Xalay Qaraxyo lagu weeraray Fariisimo Ciidamada Dowladda Soomaliya iyo kuwa AMISOM ay ku leeyihiin Magaalada Baardheere.
Madaxda Maamulka Degmada Baardheere ayaa sheegay in Qaraxyada lagu Weeraray Ciidanka ay ahaayeen Bambooyinka gacanta laga tuuro islamarkaana aysan jirin wax Khasaare ah oo ay geysteen sida ay haddalka u dhigeen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.