Dagaal U Dhaxeeya Galmudug Iyo Puntland oo kadhacay gaalkacyo

dagaal

Dagaalka oo u dhaxeeyay ciidamo kala taabacsan Galmudug iyo Puntland ayaa ka dhacay xaafadda Garsoor ee magaalada Gaalkacyo, Dagaalka ayaa waxaa ku dhintay Labo Qof halka Saddex kale ay ku dhaawacmeen Shacabka ku dhaqan Magaalada Gaalkacyo ayaa walaac xoogan ka muujinaya Dagaalka ka soo cusboonaaday Magaalada, waxaana ay baqdin qabaan markale halkaasi ay isku farasaaraan labada dhinac.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.