Caabudwaaq: Dayactir iyo dib udhis lagu sameynayo wadooyinka

Magaalada Caabudwaaq Ayaa Waxaa ka socanaya howlo isugu jira dib u dhis iyo dayactir lagu sameynayo qaar ka mid ah wadooyinka Degmada Caabudwaaq, dayactirkaan lagu sameynayo wadooyinka waxaa aad usoo dhaweeyey qaybaha kala duwan ee Bulshada waxaana magaalda kasocoda dhismaayaal badan oo ay kamid tahay Jaamcada Galgaduud, koleejka agoonta iyo kuwa kale oo bulshada Caabudwaaq ay aad ugu bahnayd.
cw2

cw1

cw

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.