Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: August 2016

DAAWO: Hay’adda SADO oo Mashaariic Biya galin ah Ka Wado Magaalada Garbaharay ee Xarunta Gobolka Gedo.

7th August 2016 Mohamed Abdi 10

Magaalada Garbaharay ee Xarunta Gobolka Gedo waxaa ka socda Biyo galin ay Halkaasi ka wado Hay’adda Maxaliga ah ee SADO, taas oo mudooyinkii dambe barnaamijkan […]

Gudiga Hingalinta Doorashada soomaliya oo sooray Jadwalka doorshada Soomaliya

7th August 2016 admin 5

Wax saafadeed kazoo baxay gudiga federalka hirgalinta doorsahada dadban ayaa waxay soo saareen war saxafeed ay kushaacinayaan xiligay dhacayso doorashada Soomaliya. Doorashada Aqlaka sarre waxaa […]

Fadeexad: Madaxda Soomaaliya oo uu Wasiir Bahdilay kadib Markii uu safaarad Gudaheed kula kulmay Dacwana Laga gudbiyey.

7th August 2016 admin 4

Wasiiru dowlaha Africa ee Dowladda UK Tobias Ellwood ayaa booqasho ku tagay Muqdisho Soomaaliya. Wasiiru dowlahani ayaa Gudaha Safaarada Ingiriiska ee Muqdisho Soomaliya waxa uu […]

Caabudwaaq Wasiir Kuxigeenka waxbarshada Soomaliya oo qayb galay Amaal marin Ardaydii 2, 3 4 Galay

7th August 2016 admin 0

Waxaa degmada Caabudwaaq lagu qabtey xaflad lagu amaal marinaayey ardaydii gashey kaalinta 2,3,4aad imtixaanadaka dugsiyada Sarre Soomaliya oo uu kaqayb galay wasiirka kuxigeenka waxbarashada soomaliya […]

Wasirada Soomaliya Oo Kaalmo Lacag ah Soo Gaarsiyay Nin Muddo Labatan Sanno Geed kuxirna

7th August 2016 admin 0
isbitaal

Masuuliyiinta Gacanta Ku Haysa Cusbitalka Dhimirka BuhodleAyaa Waxay

7th August 2016 admin 0

Madaxweyne Kuxigeenka Dowlada Jubaland iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo Sidiiran Loogusoo Dhoweeyey Luuq

7th August 2016 admin 3

Madaxweyne Kuxigeenka Dowlada Jubaland iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo Sidiiran Loogusoo Dhoweeyey Dagmamada Luuq ee gobolka Gedo ,waxaa soo dhaweynta kaqayb qaatey qaybaha kala duwan […]

madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxmuud ayaa dalka dib uGu soolaabtey

7th August 2016 admin 1

Wafti uu hogaaminayo madaxweynaha dowladda federalak Soomaaliya Xasan Sheekh Maxmuud ayaa dalka dib uGu soo laabtey kadib markuu ka qayb galay shir madaxeeedkii ururka Igad […]

Daawo:Wiil Yar OO Xanuunka Meningitis oo Cawimaad ubaahan Boosaaso

7th August 2016 admin 2

Wiil Yar OO Xanuunka Meningitis oo Cawimaad ubaahan iasagoo wax looga qaban waayey muda oo xanuunkaan hayey baa indhaha tirey wiilkaan waalidka dhalay baa ah […]

diyarada

Garoonka Diyaaradaha Gaalkacyo OO Labeeniyey in Ciidamo Lawareegeen

7th August 2016 admin 3

Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay Shirka Wadahadalka Khaatumo

7th August 2016 admin 1

Degdeg:Musharax Shuhri Anab iyo Xafladii siyaad bare hospital Funraising Nairobi Kasocta

6th August 2016 admin 8

waxaa wadanaka Kenya gaar magalada Nairobi kasocda xaflad si wayn loo soo qaban qaabiyey oo lacag loogu aruurinayaa siyaad barre hospital Garbaharey waxaana xafladaan kasoo […]

Kismaayo:Munaasabad siweyn loo soo agaasimay ee Ururka Samadoon ka dhacadey Hotel Cascasay

6th August 2016 admin 12

Munaasabad siweyn loo soo agaasimay ayna soo qaban qaabiyeen dhalinyarada beesha sade islamarkaana ay ka soo qeyb galen siyaasiin.aqoonyahano. xildhibaano ka tirsan jubaland cuqaasha beeesha […]

XOG: Telefishinka Jubbaland oo diiday in laga baahiyo war LA xiriira Ugaas Maxamed Xaashi. “Akhriso”

6th August 2016 admin 9

Maamulka Jubbaland ayaa TVga Jubbaland waxaay ka hor istaagaeen in ay siidaayaan war ku saabsanaa Ugaaska Beesha Sade oo Baardheere gaaray. Warka Ugaas ayaa loo […]

Hay,adda Shankaroon Foundation oo dhagax dhigtey Balaarinta Qeybo ka mid ah Isbitaalka Baardheere(Sawwiro iyo dhageyso)

6th August 2016 Mohamed Abdi 3

Hay,adda Samafalka ee Shankaroon Foundation  oo fadhigeedu yahay Dalka UK ayaa bilowdey inay  dhagax dhig ku sameyso balaarinta  Qeybo ka mid ah Isbitaalka Baardheere oo […]

Posts pagination

« 1 … 15 16 17 … 20 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes