Caabudwaaq Wasiir Kuxigeenka waxbarshada Soomaliya oo qayb galay Amaal marin Ardaydii 2, 3 4 Galay

Waxaa degmada Caabudwaaq lagu qabtey xaflad lagu amaal marinaayey ardaydii gashey kaalinta 2,3,4aad imtixaanadaka dugsiyada Sarre Soomaliya oo uu kaqayb galay wasiirka kuxigeenka waxbarashada soomaliya Mudane waxaa kaloo laga furay iskuul cusub oo loo dhisay waxaana halakaas abaar marin lacageed iyo shaado lagudoon siiyey ardaydii guusha gaartey iyo maamulka iskuulka.

Masuuliyiintii iyo qaybihii kale ee bulshada ee kahadlay Munaasabada ayaa halmbaliyo Udiray Ardeydii kaalmaha hore ka gashey Imtixaankii ay qaadey Wasaarada Waxbarashada ee Soomaaliya waxaana Sadexdii ardey ee Schoolka Shire Jaamac Caabudwaaq ee gashey labaad sadexaad iyo afaraad lagudoonsiiyay Lacag abaal Marin ah oo lagu dhiiri galinayay in ay Ardeyda kale ku dadaalaan waxbarashada.

axmedjamac

iskuul

shire

shiree

shirejaamac

colaad

shirrejamam

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.