Gudiga Hingalinta Doorashada soomaliya oo sooray Jadwalka doorshada Soomaliya

Wax saafadeed kazoo baxay gudiga federalka hirgalinta doorsahada dadban ayaa waxay soo saareen war saxafeed ay kushaacinayaan xiligay dhacayso doorashada Soomaliya.
Doorashada Aqlaka sarre waxaa lasoo gaban gabeeynayaa ugudambayn 25 sebtember 2016.
Doorashada aqalka shacabka waxaa laqaban doonaa 24 ilaa 10 octobar
Doorashada Gudoomiyaha barlamanka waxa laqaban doonaa 25 oktoobar 2016
Doorashada Madaxwaynaha waxaa laqab doonaa 30 Oktoobar 2016

dorasho

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.