madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxmuud ayaa dalka dib uGu soolaabtey

Wafti uu hogaaminayo madaxweynaha dowladda federalak Soomaaliya Xasan Sheekh Maxmuud ayaa dalka dib uGu soo laabtey kadib markuu ka qayb galay shir madaxeeedkii ururka Igad ee dalka itoobiya oo looga hadlaayey arimaha somaliya iyo kuwa kalaba iyadoo lagu go’aamiyey in shirkaan shirka xiga lagu qabto soomaliya.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.