Degdeg:Musharax Shuhri Anab iyo Xafladii siyaad bare hospital Funraising Nairobi Kasocta

waxaa wadanaka Kenya gaar magalada Nairobi kasocda xaflad si wayn loo soo qaban qaabiyey oo lacag loogu aruurinayaa siyaad barre hospital Garbaharey waxaana xafladaan kasoo qayb galay siyaasiyiin ganacsato iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.


Kala socda wararka dambe warbixin dhameystiran

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.