Daawo:Wiil Yar OO Xanuunka Meningitis oo Cawimaad ubaahan Boosaaso

Wiil Yar OO Xanuunka Meningitis oo Cawimaad ubaahan iasagoo wax looga qaban waayey muda oo xanuunkaan hayey baa indhaha tirey wiilkaan waalidka dhalay baa ah dad tabar daran oo awoodin inay dibada cafimaad la aadaan.
Fadlan Kala xariira 0907697151

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.