Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: May 2016

Kooxda Leicester City oo ku guulaysatay horyaalka Ingiriiska

3rd May 2016 admin 0

Kooxda Leicester City ayaa ku guulaysatay horyaalnimada Ingiriiska, tanina waxay noqonaysaa mid ka mid ah taariikhaha ugu waawayn ee dhanka ciyaaraha. Barbarihii 2 iyo 2 […]

DAAWO: Madax ka tirsan Jubbaland oo jaaliyadda Kenya Nairobi kula shiray

3rd May 2016 admin 0

Daawo fadeexo: Darawalkii Md xigeenka Puntland ”Cameey muddo labo sano mushaar ima siinin”

3rd May 2016 admin 0

DEGDEG: Wiil dhallinyaro ah oo lagu dilay magaalada Baladweyne

2nd May 2016 admin 1

Wiilka oo kamid ahaa dhallinyarada magaalada Baladweyne ayaa goor dhow lagu dilay inta u dhaxaysa saldhigga booliska iyo buundada xaafadda Octobar. Wiilkani ayaa kamid ahaa ardayda […]

Dhageyso Falanqeyn: Indhacadde oo ka hadlay ciidanka Britain ay u soo dirtay Somalia

2nd May 2016 admin 1

Jeneraal Yuusuf Siyaad Indhacadde ayaa sheegay in wax badan aysan ka bedali Karin howlgallada ka socda Koonfurta iyo bartamaha ciidanka ay dowladda Britain u soo […]

Warbixin: Ciidamo ka socda dalka Britain oo soo gaaray Muqdisho

2nd May 2016 admin 2

Askar ka tirsan ciidamada milatariga dalka Britain ayaa maanta soo gaaray Soomaaliya, sida lagu sheegay war kasoo baxay wasaaradda gaashaandhigga dalkaas, kuwaasoo taageeri doona howlgalka […]

Dhageyso: Muran xagga maamulka ah oo ka taagan degmada Mahadaay

2nd May 2016 admin 1

  Maamulka Degamda Mahadaay ee Gobolka Sh,Dhexe oo isku haaya awoodaha Maamulkaas  ayaa saamayn ku yeeshay adeegyadii Maamulka uu u hayay dadka Shacabka. Xaaji Saalax […]

Dhageyso: Guddoomiyihii hore ee Hiiraan ”Aniga xil guddoomiyenimo mid ka weyn baa rabaa”

2nd May 2016 admin 1

Guddoomiyihii hore ee gobalka Hiiraan oo maanta gaaray magaalada Baladweyne ayaa soo dhoweeyay shirka dib u heshiisiinta ee ka furan magaalada Baladweyne. Cabdifataax Xasan Afrax […]

War hadda Soo Dhacay : Cabdirashiid Indhakoreey oo Baledxaawo isaga Baxay, Doolowne Dib ugu laabtay.

2nd May 2016 admin 2

Degmada baledxaawo waxaa gabi ahaanba Galabta isaga Baxay Cabdirashiid Indhakoreey iyo Maleyshiyaadkii isaga daacadda u ahaa, kuwaas oo gaaray Degmada Doolow oo ay markii hore […]

Degdeg: Gudoomiye Kuxigeenka Gobolka Gedo iyo Xildhibaan Cabdifitaax Mataan oo Luuq ganaane Gaaray.

2nd May 2016 admin 0

Waxaa Gorodhaw Degmada Luqu ee Gobolka Gedo gaaray Gudoomiye Kuxigeenka Gobolka Gedo mudane Bakaal Kooke, iyo Xildhibaankii qaran ee Cabdifitaax Nuur Mataan kuwaas oo turid […]

Daawo:Waxaad Tahay Siyaasi Meeshuu Kuqado Aan Ku Nagaan Cabdulqaadir Jiijiile Vs Maxamuud Sayid

2nd May 2016 admin 6

Waxaa Soo socda Wareysi meelo badan taabanaya  gaar ahaan Xaalada Gedo iyo Heshiiskii Kismaayo wareysiga oo Cabdulqaadir Jiijiile la yeeshey Maxamuud sayid kaas oo ah […]

Dr.Maxamed Nuur Sh.Axmed oo Abu dabai kula kulmay Sheek Shariif Sh.Axmed(Daawo Sawirro)

2nd May 2016 admin 0

Dr.Maxamed Nuur Sh Axmed oo ah Musharax u taagan Xildhibaanimada Baarlamaanka Federaalka ee Soomaaliya ayaa dhowaan waxaa uu dalka Imaaradka Carabta uu kula kulmay Sheekh […]

Daawo:Wafti Kasocda Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Abniga Jubbaland oo Gaarey Baardheere

2nd May 2016 admin 2

Waxaa Degamada baardheere soo gaarey wafti uu hogaaminaayo Agaasimaha Wasaarada arimaha Gudaha Axmed Handal oo weliyaan gudoomiye kuxigeenka degmada Kismaayo Cabdi Barre , gudoomiyaha haweenka […]

MD Xasan Shiikh ” Mushaar ayaa la siinayaa ciidamada Dowladda ”

2nd May 2016 admin 0

Madaxweynhaha dowladda federaalka Xasan Sheekh ayaa sheegay in dowladdiisu ay ciidamadu siiso mushaaraadka ay xaqa u leeyihiin. Madaxweyne Xasan ayaa meesha ka saaray warar horay […]

Barlamaanka oo la horgaynayo mooshin ku saabsan in beelaha qaar ku qancin habka loo soo xuliyo mudanayaasha imaan doona

2nd May 2016 admin 0

Mudane ka tirsan baarlamaanka Dowladda ayaa ka warbixiyay mooshin laga keenay in beelaha qaar aysan hadda heysan matalaaddii saxda ahayd oo ay ku lahaayeen baarlamaanka […]

Posts pagination

« 1 … 33 34 35 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes