Daawo:Wafti Kasocda Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Abniga Jubbaland oo Gaarey Baardheere

Waxaa Degamada baardheere soo gaarey wafti uu hogaaminaayo Agaasimaha Wasaarada arimaha Gudaha Axmed Handal oo weliyaan gudoomiye kuxigeenka degmada Kismaayo Cabdi Barre , gudoomiyaha haweenka jubbaland Badraan Muxumed abdulle iyo masuuliyiin kale .
Waxaa waftigaan kusoo dhaweeyey degmada Baardheere maamulka degmada Baardheere iyo kuxigeenkiisa iyo qaybaha kala duwan ee bulshada waftigaan ayaa u kuur galaayey xalaada guud adeega bulshada siduu yahay iyo sidoo horumarin loogu sameen lahaa.
Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.