Degdeg: Gudoomiye Kuxigeenka Gobolka Gedo iyo Xildhibaan Cabdifitaax Mataan oo Luuq ganaane Gaaray.

Waxaa Gorodhaw Degmada Luqu ee Gobolka Gedo gaaray Gudoomiye Kuxigeenka Gobolka Gedo mudane Bakaal Kooke, iyo Xildhibaankii qaran ee Cabdifitaax Nuur Mataan kuwaas oo turid ay shacabka Baledxaawo uga turayaan Colaad Horleh magaalada Dibada uga baxay.

Masuuliyiinta ayaa halkaasi u gaaray Kulamo la sheegay in aan saxaafadda lo oogleyn in ay shaacsio ilaa iyo hadda sida ay Gedo Times u sheegeen, iyagoo halkaasi joogi doona maalmaha soosocda.

Ciidamadii iyaga daacadda u ahaa ee Magaalada Duleedkeeda ku sugnaa ayaa wali fariisimahooda Dagan, kwuaas oo u diyaarsan hadii halkooda lagu soo weeraro in ay isdifacaan.

Cabdirashiid indhakoreey oo xog ku maqlay in masuuliyiinta ay Doolow aadeen ayaa isagune Doolow dib ugu laabtay, waxayna baledxaawo tahay caawa mid haawaneysa iyadoo kaliya uu ku suganyahay gudoomiyaha Degmadaasi yusuuf Maxamed Cabdiqaadir Kaanti oo ay indhakoreey isku xulafo noqdeen.

wixii kusoo kordha safarka masuuliyiinta kala soco Gedo Times.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.