Barlamaanka oo la horgaynayo mooshin ku saabsan in beelaha qaar ku qancin habka loo soo xuliyo mudanayaasha imaan doona

Mudane ka tirsan baarlamaanka Dowladda ayaa ka warbixiyay mooshin laga keenay in beelaha qaar aysan hadda heysan matalaaddii saxda ahayd oo ay ku lahaayeen baarlamaanka federaalka.

Xildhibaan Maxamuud Macallin Yaxye ayaa sheegay in waayadii dambe ay billaabeen olole ay ku doonayeen in madaxda ugu sarreysay dalka ay ku wargalinayaan inay jiraan dad aan heysan matalaaddii saxda ahayd oo ay ku lahaayeen golaha shacabiga Soomaaliyeed.

Wuxuu ka warbixiyay waxa ay hadda u diyaariyeen dadkaasi uu sheegayo maadaama dabayaaqada sanadkani lagu wado in  la guda galo soo xulista baarlamaanka cusub

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.