Wararkii ugu danbeyay ee dagaalada ka dhacaya degaanka Ruun-Nirgood ee Shabeelaha DHexe

dagaal

Maamulka Gobolka Shabeelaha DHexe ayaa sheegay in Ciidamo ka tirsan Maamulkaas ka tirsan ay u direen Degaanka Ruun-Nirgood ee Shabeelaha DHexe   halkaas oo dagaal uu ku dhaxmaray dagaalyanada Al Shabaab iyo Dowlada Federaalka Soomaalia.

Afhayeenka Maamulka Gobolkaas Da’uud Xaaji ayaa sheegay in xaalada degaanka dagaalka uu ka dhacay ay tahay mid wanaagsan oo ay ku sugan yihiin sida uu  hadalka u yiri Ciidamada Dowlada iyo kuwa AMISOM,

Xogta laga hayo Xaalada deegaanka waa mid yar maadama goob colaadeed tahay,waxaana Al Shabaab ay dhinac ka joogaan baa la yiri Runirgood iyadoo ciidanka Dawlada ay iyaguna qeybta kale kusugan yihiin.

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.