Daawo:Xildhibaanno ka tirsan Jubbaland oo gaaray Luuq ayaa kormeeray adeegga bulshada

Waxaa dagmada Luuq ee gobolka Gedo gaaray xildhibaano ka tirsan jubbaland oo kala ah Xildhibaan  Cali Yarow Xasan,  Xuseen Shinow Xasan,Farax Ibraamih Xasan iyagoo u kuur garaayeey xaalada guud ee degmada luuq.
Meelaha ay kor meereen waxaa kamida Isbitaalka,garoonka diyaaradaha, suuqa iyo qaybo kale waxayna kawa ramereen waxay u yimaadeen Luuq iyo waxay ku arkeen kormerkoodii uGu dambayntii waxay baaq udireen hay’adaha samafalka, maamulka Jubbaland, iyo qurbo joogta inay ka qayb qaataan dhismaha Garoonka Luuq.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.