Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: May 2016

Mosko ”Rajo ayaan ka qabnaa joojinta dagaalka Xalab”

3rd May 2016 admin 1

Dowladda Raashka ayaa rajeeyneysa in saacado dheeraad ah lagu daro heshiiska xabad joojinta ah ee laga gaaray magaalda Xalab Ee Dalka Suuriya Wasiirka arimaha dibadad […]

DEGDEG: Ugu yaraan seddex qof oo ku dhimatay duqeymo ka dhacay Xalab

3rd May 2016 admin 0

Ugu yaraan seddex qof ayaa ku dhintay duqeymo mar kale ka dhacay magaalada Xalab, kadib markii la duqeeyay xarun caafimaad. Isbitaalka la duqeeyay oo ku […]

Maamulka Shabeelada Dhexe Oo Ka Waramay Dagaal Ay AL Shabab La Galeen

3rd May 2016 admin 2

Daawo:Caabudwaaq= Dumar Xirfadaha Gacanta Ku Shaqeeya oo Horumar Gaarey

3rd May 2016 admin 0

laga soo bilaabo burburkii dawladii dhexe soomaliya dumarka shaqadii raga iyo kii guriga kusoo fakadeen madaama ragu shaqo la’aan baahsan soo food saartey hadaba haweenka […]

Daawo Sawirada: Maalinta Xoriyadda Saxaafadda Caalamka oo Lagu Xusay Magaalada Kismaayo.

3rd May 2016 admin 0

Iyadoo maanta Guud ahaan Caalamka laga xusaayo maalinta Xoriyadda Saxaafadda ee Caalamka ayaa goobaha laga xusay Waxaa kamid ah Magaalada Kismaayo. Kulan lagu xusayay Maalintana […]

Daawo: Wararkii ugu dambeeyay ee magaalada Dhuusamareeb

3rd May 2016 admin 0

Daawo:Beesha Reer Xasan ee dagta Jubbaland Gaar ahaan Gobolka Gedo oo kashirey sidii ay uga qaybqadan lahayd

3rd May 2016 admin 3

Waxaa magaalo madaxda Soomaliya muqdishu shir wayn ku qabsadey beel kamida beelaha daga Jubbalnd Gaar ahaan gobolka  Gedo. Beesha Reer Xasan ayaa shirkoodu wuxuu kusaabsanaa siday […]

TOP DAAWO: Guddoomiye Afrax oo hadal kulul ku weeraray madaxweyne Xasan iyo shirka Jowhar

3rd May 2016 admin 0
jim

Maqaal : Maxamuud Sayid Waa kuma” W/Q: Cabdullaahi Jimcaale Faarax.

3rd May 2016 admin 5

Maanta taarhiikhdu waa 03/04/2016.dhawr maalin ka hor baan akhriyey ama aan dhegaystay qoraal maqal iyo muuqaal ahaa oo uu kasoo Muuqday Mahamuud Siyad aden,waxay ahayd […]

Muuqaal: Dibadbax ka dhacay magaalada Garoowe iyo dad careysan oo galay xarumihii maamulka Puntland

3rd May 2016 admin 0

Daawo sawirka maanta: Saacid Shirdoon iyo Cabdiweli Axmed

3rd May 2016 admin 0

Saacid Shirdoon iyo Cabdiweli Axmed – Maxaa kaaga baxay sawirka oo uu ka muuqdo luuqadda jirka

Ololaha doorashada guud ee Australia oo bilaaban rabta.

3rd May 2016 admin 0

Ololaha doorashada guud ee Australia oo bilaaban rabta. Waxaa la filayaa in Raisul wasaare Malcolm Turnbull uu kala diro labada gole ee Baarlamaanka Australia kadib […]

DAAWO: Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland oo ka hadlay wada hadallada Somalia iyo Somaliland

3rd May 2016 admin 0

Masaajid xalay lagu weeraray magaalada Muqdisho iyo khasaare ka dhashay

3rd May 2016 admin 2

Laba qof ayaa ku dhawacantay qarax lagu weeraray Masjid ku  yaalla  Degmada Waaberi ee Magaalada Muqdisho. Masjidkan  oo ku yaalla Xaafada Via Libera ayaa waxa  […]

dagaal

War degdeg ah: Ciidanka dowladda oo la wareegay deegaanka Ruunirgood

3rd May 2016 admin 2

Ciidamada Dowlada Federaalka Soomaalia ayaa dib    u qabsaday Degaanka Ruunirgood ee Shabeelaha DHexe oo gacan ku haynteeda ay isku bedbdelayaan Ciidamada Dowlada  iyo dagaalyanada Al […]

Posts pagination

« 1 … 32 33 34 35 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes