Ololaha doorashada guud ee Australia oo bilaaban rabta.

Ololaha doorashada guud ee Australia oo bilaaban rabta.

Waxaa la filayaa in Raisul wasaare Malcolm Turnbull uu kala diro labada gole ee Baarlamaanka Australia kadib marka Baarlamaanku ansixiyo Miisaaniyada sanadka 2016-2017ka.

Waxkasta oo ku saabsan doorashada halkaan ayaan ku soo gudbin doonaa Insha Allaah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.