Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: April 2016

Dhageyso:Ciidamada Maamulka Putland oo Magalada Galkacyo ku Qabtay Rag Ka Ganacsanyay Mandoriyaal

5th April 2016 admin 4

Ciimada Maamulka putland ayaa Gacanta kooc Wadatay Madoriye Koxdaaan Ayaa Cidamada Waxa ay Ka Qabteen Waqoyiga Magaalada Galkacayo Ka dib Ayaa Waxaa La hor geyay […]

Dhageyso:Faah-Faahin:’ Xildhibaan ka Tirsan Barlaamanka oo Muqdisho Lagu Dhawacay.

5th April 2016 admin 1

Gaari uu saarnaa Xildhiban Maxamed Cali Daheeye ayaa abaro afartii iyo qadar sodon Daqiiqo ah ee Maanta waxaa lagu risaaseeyay agagrka Suuqa Bacadlaha ee Dagmadda […]

AMISOM oo soo bandhigtay Magacyada Saraakiil Shabaab ah oo la dilay

5th April 2016 admin 1

War kasoo baxay taliska ciidamada midawga Africa ee Soomaaliya jooga oo magacooda AMISOM la yiraahdo ayaa waxay ku shaaciyeen magacyo saraakiil ka tirsan Xarakadda Al-Shabab […]

Labo Wiil oo wada dhashay kana tirsanaa Daacish oo lagu dilay Syria

5th April 2016 admin 2

Sida lagu qoray maanta wargeyska Daily Mail ee kasoo baxa dalka Ingiriiska labo muwaadin oo Soomaali ah oo ka tirsanaa kooxda Daacish ayaa ku geeriyooday […]

far

Daawo:Maalinta Miinada Aduunka oo laga Xusay Magaalada Kismaayo.

5th April 2016 admin 2

Waxaa magaalda Kismaayo laga xusey Maailinta miinada wxaana ka qayb galay madaxwayne kuxigeen C/laahi ismaaciil fartaag iyo siyaasi Maxamuud Sayid iyo ururka SEMA oo qaabilsan […]

Daawo: shacabka Boosaaso oo Diiday 4.5 C/wali Gaasne uu ku kaligii yahay Qaadashada Nidaamkaasi Foosha Xun.

5th April 2016 admin 0

heshiiskii ay kala saxiideen dawlada federaalka iyo maamulka Puntland ayaa waxaa ka hor yimid shacaka iyo siyaasiyiinta Puntland waxayna sheegeen in uu madaxwayne C/wali Gas […]

Daawo:Abaaraha ka Jira Gobolka Gedo oo ka sii Daraya

4th April 2016 admin 4

Abaaro aad udaran baa Jira gobolka Gedo kuwaas oo xoolihii iyo dadkiiba ku dhamaadeen iyadoosan jirin xiliga hada lagu jiro cid gar gaar u fidesay. […]

Warbixin : Putland oo Balantii oga Baxday Reysalwasirihii hore C/wali Shiekh Axmed.

4th April 2016 admin 2

Maamulka Putland Ayaa Waxaa Ay Heshiis Cad Kala saxiixdeen C/wali Sheikh Axmed Ka Dib Sodalkii uu ku Tagay Degaanada Maamulka Putland ee ku Aadan Doorshada […]

Xog : Reysalwasare C/wali sheikh oo loo Diiday inuu Kismayo Tago.

4th April 2016 admin 3

Warar Soo Baxayo Ayaa sheegayo in kismaayo uu ku Wajahnaa Reysal Wasarihii hore ee somaliya C/wali sheikh Axmed Maxamed Ka dib socdalkisa uu dib ugu […]

Jubland oo soo Dhaweysay Heshiiska Dowlada Somaliya iyo Maamulka Putland ay Gareen

4th April 2016 admin 2

Waxaa Goor dhow uu War Saxafadeed Ka Soo Baxay Maaamulak Jubland Kaas oo Lagu Soo dhaweynayo Heshiiska Ay Wada gareen Dowlada Faderalka Ah iyo Maamulka […]

“Warbixin” Bardheere Ma Dowlada Maamusho mise Qabiilo?

4th April 2016 admin 3

Magaalada bardheere Waa Goobtii Ugu Danbeysay oo Lag Saaray Gacanta Al- shabab oo Ku Taalo Gobalka Gedo Waa Magaalo Muhiim ah oo dad badan Ay […]

Faallo: Ugaasnimada Beesha Sade waa Mid soo jireen ah ee Fowdada iyo Qaska halaga Daayo, W/Q Maxamed Xuseen Dhageey.

4th April 2016 admin 6

Beesha Sade waxay leedahay taariikh lamid ah taariikhaha Beelaha Soomaaliyeed hadeysanba kamid aheyn beelaha ugu horeeya uguna taariikh sareeya soomaalida Waxayna leedahay Besha hogaan dhaqan […]

Dhageyso:Madaxweynaha oo soo dhoweeyay heshiiskii ay gaareen DFS iyo Puntland

4th April 2016 admin 0

muud, ayaa soo dhoweeyay heshiiskii ay magaalada Garowe ku kala saxiixdeen Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedka Puntland ee ku aaddan qaabka doorashada ee sannadka […]

Degdeg: Qarax ka dhacay Baardheere iyo Khasaare ka dhashay.

4th April 2016 admin 1

Qarax ayaa goordhaweyd ka dhacay bartamaha magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo, Majirto faafaahino dheeri ah oo ku saabsan cida lala eegtay, balse waxaa lasoo warinayaa […]

Dawlada Giriiga oo bilowday inay iska celiso qaxooti fara badan oo dalkeeda ku sugan

4th April 2016 admin 5

Doonyihii ugu horeeyay ee sida dad badan oo qaxooti oo laga soo celshay dalka Gariiga ayaa tagay xeebaha wadanka Turkiga waxaana qeyb ay ka tahay […]

Posts pagination

« 1 … 30 31 32 … 34 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes