Degdeg: Qarax ka dhacay Baardheere iyo Khasaare ka dhashay.

Qarax ayaa goordhaweyd ka dhacay bartamaha magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo,

Majirto faafaahino dheeri ah oo ku saabsan cida lala eegtay, balse waxaa lasoo warinayaa in qaraxaasi uu dhaawac kasoo gaaray ku dhawaad sadex qofood oo uu kamid yahay Maxamed Cali Barbareey oo ah odey baardheere si weyn looga yaqaano.

Isgaarsiinta degmada ayey Maamulka magaalada Hawada ka saareen, sidoo kale majirto cid la sheegay in loo soo qabtay Qaraxaasi ilaa iyo hadda.

Wixii kusoo kordha kala soco wararkeena dambe.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.