“Warbixin” Bardheere Ma Dowlada Maamusho mise Qabiilo?

Magaalada bardheere Waa Goobtii Ugu Danbeysay oo Lag Saaray Gacanta Al- shabab oo Ku Taalo Gobalka Gedo Waa Magaalo Muhiim ah oo dad badan Ay aminsanayeen Hadii Ay Ku Soo Laabato Gacan Dowladed Waxa Ay Ka mid Noqon Dontaa Goobah Gobalka Gedo ugu Daqliga iyo Hormarka Fiican .

Waaa Magaalo Qabiilo Somaliyeed Ay u dagaan si iski Dhaf ah inkasto Awooda Maamul ee La Kala Leyahay aan loo sineyn Hadan La iskuma Diidaneyn Wada Nolshaha iyo Dariswadaaga Noled.

Tan iyo Markii Ay Ciidamada Dowlada La Waregeen Waxa Dadanayay Dhiig Xaqdaro ah oo Ka Qubanayay dad Anan waxbo Galabsan Habo u Badndeen Dadka Shacabka ah.

Maamul Ahaan Waa Magaalo Maamul Qaab Saxan aan ku helin Laakin Lagu Magaacabay Siyaasad u Egeyd Qas iyo Qalalaaso Abuur Barakicin Laakin Markii Danbe Lag heshiyay

Dadka Magaalaad degan Qarkood waxaa Ay u Rumeysan yihiin Fikirkii Maamul ee Al- shabab Kuwa Waa Dhex Dhexaad Kuwana Waa kuwa u Jan jeero dhinaca Dowlada 3 Firqo Siyasadeed ee Magaalad ka jirto Wali cid Radisay wadarteeda isku Dar si ay u soo Baxdo Hal natiijo oo Lag sheqayay Ka diban Loo Arko wadarta Tirada Siyaasada Bardheere ee Xaldoonka ,

Markii Qof Laga Shakiyaa ee La Xiraa Waxa ka Dabo Tagyo Kaabo Qaabil Qofkaasi Hadii uu Danbi Lahaa Ka dhigayo Midaan Danbi lahayn .

Ka dibna Sahlayo in Qof Walbo uu Gala Wixii Rabitaankiisa Shaqsi uu u Maago.

Mamulka Ka jiro Cid Wax Ka Maqasho Jirto Fogaan Arag Siyadeed oo Bisilna Malahan Waa Tan keenay Geedi Socod La, aanta Ragtay.

Ujeedka Wilsha Qoryaha Wato ee Qabsaday Wax uu Ahaaa Shabab Halaga Racdeyo Goobta Laakin Malahyn Himilo intaas Ka fog.

Xaalka Bardheere Waa Qaabiilo Qaran Iska Dhigay  

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.