Dhageyso:Ciidamada Maamulka Putland oo Magalada Galkacyo ku Qabtay Rag Ka Ganacsanyay Mandoriyaal

Ciimada Maamulka putland ayaa Gacanta kooc Wadatay Madoriye Koxdaaan Ayaa Cidamada Waxa ay Ka Qabteen Waqoyiga Magaalada Galkacayo Ka dib Ayaa Waxaa La hor geyay Maxkamad.

Mandooriyaha Lagu Qabtay Kooxada Ayaa Lagu Sheegay inuu ahaaa Qamri Ka dib Baritaan Lag Sameyay Baaburkii Ay Sarnayeen.

Maamulka Putalnd ayaa horey waxaa Oga Digay in Degaanada uu Ka Arimeeyo Lagu iibiyo Ganacsiga Taas Marar Badan Amaro uu Ka Soo Saray .

Sidoo Kale Taliska Boliska Magalada Galkacayo ee maamulka Putland ayaa digniin Wax uu I diray kooxo uu Sheegay inay Dhibateyuaan dadka Shacabka ah

Halkaan Ka Dhageyso:

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.