![degdeg 1](https://i0.wp.com/www.gedotimes.com/wp-content/uploads/2016/03/degdeg-1.jpg?resize=275%2C183&ssl=1)
Dagal Xogan Ayaa Wax u Ka Socda Degaanka Aadan yabaal oo Ka tirsan G. sh, Dhexe Ka dib Markii Ciidamada Dowlada Ay ku Duleen Degaankasi oo ay Maamulayeen Al- shabab
Dagaalka Ayaa Yimid Ka dib Markii Ciidamada Dowlada Ay isku Dayeen inay Gudaha degaanka Galaan Laakin al- shabab Ay kala Kulmeen iska Hor imaad Xogan
War Goor dhow Lagu Dabacay Warbaahinta Afka Al- shabab Ku Hadasho inay Ciimada Dowlada ka Hor isatageen Ciimada al- shabab Walina dagaalka uu Soconayo
Saraakisha Ciimada Dowlaad Wali Kama Aysn Hadlin Dagaalka Ka Soconayo Aadan Yabaal.
Leave a Reply