Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: March 2016

madoobe

Daawo:Madaxweynaha Jubbaland oo soo xiray kal fadhiga baarlamaanka Jubaland

29th March 2016 admin 9

Madaxwaynaha jubaland Axmed Madoobe ayaa soo xirey kalfadhigii barlamaanka jubbaland isagoo sheegey inay Soomaliya ay ubaahan tahy bad baado. hadana lagalayo isbadalka 2016 oo Soomaliya […]

TOP News : Xildhibaan Magan iyo Siyaasiga Goonjeex oo Maanta Muqdisho dib ugu soo laabtay.

29th March 2016 admin 8

Xildhibaan maxamuud Cali Magan iyo siyaasiga Cabdiwaaxid Cilmi Goonjeex ayaa Maanta Dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib muddo bil ah oo ay ku sugnaayeen […]

Degdeg: Hay’adda NISA oo Gacanta ku dhigtay Gaari laga soo Buuxiyay Walxaha Qarxa.

29th March 2016 admin 7

Hey’adda nabad sugida iyo sirdoonka qaranka Soomaaliya, ayaa saaka magaalada Muqdisho ku qabatay gaari laga soo buuxiyay wax yaabaha qarxa oo la rabay in shacabka […]

Degdeg: Axmed Madoobe oo ku wajahan Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya.

29th March 2016 admin 3

Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa Maanta lagu wadaa in uu u safro Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya. Axmed madoobe ayaan ilaa iyo hadda […]

madoobe

TOP News: Madaxweyne Axmed Madoobe oo ka warbixiyay Sababaha uu u soo Magacaabi la’yahay Golihiisa wasiirada.

29th March 2016 admin 6

Madaxweynaha Dowladda Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa markii ugu horreysay ka hadlay caqabadaha ku hor-gudban soo dhisidda gollaha wasiiradiisa. Madaxweynaha oo maanta khudbad […]

Dhismihii Garoonka Diyaaradaha Caabudwaaq ayaa Socda Qurbojoogta oo Qayb wayn ka qaadanaysa

28th March 2016 admin 6

Waxaa socda dhismihii darbiga loogu dhisaayey garoonka diyaaradaha Caabudwaaq ee gobolka galgaduud waxaana dhaqaalaha iska kaashanaya qurbo joogta iyo dadka wadanka gudihiisa jooga gaar ahaan […]

Dhageyso: Galmudug oo qabatay Ajaanib Shabaab ka tirsan

28th March 2016 admin 4

Saraakiisha Ciidamada Galmudug Ee Dagaalka la galay Shabaab ayaa sheegay in ay maanta qabteen Rag ka tirsan Al-shabaab oo ay ku jiraan Ajaanib ka barbar […]

Warbixin: Obama Madadalay Mise Waa Adkeystay.

28th March 2016 admin 9

Madaxweyne Barack Obama 26 Jirkiisii Gabar Walaashii Ah Ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Jommo Kenyatta kaga Qaadday Gaari Nooca Volkswagen Beetle ah oo aad u Duugoobay, […]

Warbixin Xiiso Badan: Farmaajo Salantisa Ma jacelbaa Mise Waa Xushmad

28th March 2016 admin 12

Mudane Farmaajo waa masuulka Soomaaliyeed ee kaliya oo marka uu khudbadihiisa soo jeedinayo dadka uu salaamayo kusoo dara xaaskiisa Saynab Macalin isaga oo aan la […]

Dhageyso: Xubinta Kalamaan ee loga Hadlo Siyaasada Somaliya Halka Ay Mareyso.

28th March 2016 admin 2

28=3=016 kusoo Dhawaada Xubinta Kala maan oo Maalin Walbo Marka Laga rebo Jimcaha aad Ka Dhageysan Dontaan War Baahiyaha Gedo Times Halkaan Ka dhageyso.  

Daawo sawirada:Shirka dhallinyarada Soomaalida oo ka furmay Kismaayo

28th March 2016 admin 4

Magaalada Kismaayo waxaa maanta oo Isniin ah ka furmay shirka dhallinyarada Soomaalida oo looga hadlaayo arrimo badan. Magaalada waxaa maalmahan ku soo qulqulayey dhallinyaro ka […]

Dhageyso:Maamulka Koonfur Galbeed oo shegay inay Ka Fejigan yihiin Werar Al- shabab Ay Ku Qadaan Garoonka Baydhabo

28th March 2016 admin 3

Madaxweynaha Maamulka Koon Fur Galbeeda ayaa Maanta Wax uu Boqday Xarunta Socdaalka iyo Jinsiyada Maamulka Koon fur Galbeed uu Ku Leyhaay Magaalada Baydhabo ee Xarunta […]

Dhageyso:Madaxweynaha oo warqadihii ka guddoomay danjiraha cusub ee Russia-Sawirro

28th March 2016 admin 5

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa warqadihii aqoonsiga kaga guddoomay danjiraha cusub ee waddanka Xiriirka Russia wakiilka uga noqon doona […]

Dhageyso:Xukumadda Soomaaliya oo sheegtay in Itoobiya ay Xiratay Wabiga Shabelle

28th March 2016 admin 4

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Xukumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay in ay hayaan Xog ah in la leexiyay Wabiga shabelle ee nooga yimaada Dhinaca […]

Dhageyso: Madaxweynaha Galmudug oo Gaaray Afbarwaaqo

28th March 2016 admin 2

Madaxweynaha  Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa  gaaray  iyo Wafdi iskugu jira Labada Gole ee Dowladda Galmudug ayaa Goor dhaw gaaray Degaanka Afbarwaaqo ee Bariga Gobolka […]

Posts pagination

« 1 2 3 4 … 28 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes