Dhageyso:Maamulka Koonfur Galbeed oo shegay inay Ka Fejigan yihiin Werar Al- shabab Ay Ku Qadaan Garoonka Baydhabo

Madaxweynaha Maamulka Koon Fur Galbeeda ayaa Maanta Wax uu Boqday Xarunta Socdaalka iyo Jinsiyada Maamulka Koon fur Galbeed uu Ku Leyhaay Magaalada Baydhabo ee Xarunta G,Baay.

U jeedka uu Madaxweynaha u Boqanyay Goobta Ayaa Ahayd inuu shaaca Ka Qado in Hada Wixi Ka Danbeyo Aysan dadka Maamulka Konfur Galbed aysan Muqdisho u Dooran Pas Porka Sameyntisa

Socdaalka madaxweynaha Koon Fur Galbeed Waxa Ku Wehlinyay Taliyaha Biloslka Somaliya Jeneral Maxamed Sh, Xasan  Xamud.

Agasimaga Laanta Socdaalka Ayaa Wax uu Shegay Inay Ka Fejigan Yihiin Werar Al- shaba Ay Ka Fuliyaan Garoonka Diyaaradaha magaalada Baydhabo ee Xarunat G, Baay .

Halkaan Ka Dhageyso:

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.