Daawo:Madaxweynaha Jubbaland oo soo xiray kal fadhiga baarlamaanka Jubaland

madoobe

Madaxwaynaha jubaland Axmed Madoobe ayaa soo xirey kalfadhigii barlamaanka jubbaland isagoo sheegey inay Soomaliya ay ubaahan tahy bad baado. hadana lagalayo isbadalka 2016 oo Soomaliya doorsho kadhacayso, Waxaa kaloo sheegey in dib dhaca dhismaha dawlada Jubbaland ay sabab u tahay in shacabka Jubbaland isu calool fiyoobaadaan.
Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.