Daawo:Xamer hawiyaa ka Talinaya Walaahowgana ha layska daayo

shir ay xamer ku yeesheen qaar kamida Beelaha hawiya ayaa waxay shegeen in layska kadaayo xamer yaa ka talinaya oo ay harto Xamer waxaa katalinaya hawiye sida uu sheegay Maxamed xasan xaad. Dadka ku riyoonaya Muqdishu inay dadka ka dhaxaeyso ha harto, qaarkale oo odayaasha kamida ayaa sheegey in Muqdishu lee yihiin kuwa caanaha iyo dhuxusha keena.
Hoos daawo

1 Comment

  1. WARKAAN WAR HAWIYE MA AHAN TIMA JIRE XASAN XAAD IYO KUWA KALABA HAWIYE MACMATALAAN NIMAN RABA WAAYE IN MEELAHA LAGA ARKO

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.